Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii goordhaw ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay meel ku dhaw Dhismaha Muqdisho Mall oo ku dhaxyaala Suuqa Degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir. Sida aan Wararka ku helnay goobta qaraxu ka dhacay ayaa aheyd meel mashquul badan oo ay ku yaaleen goobo ganacsi, waxaana halkaasi ku … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii goordhaw ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)